Wednesday 18 August 2010

Dowlada KMG Soomaaliya oo Canbaaraysay Xariga iyo Xukunka Agaasimaha Horseed Media

Muqdisho RBC Radio) Dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxa ay canbaaraysay Xariga iyo Xukunka Agaasimaha idaacada Horseed Media ee magaalada Boosaas.

Warasaxaafadeed ka soo baxay wasaarada warfaafinta ee dowlada KMG Soomaaliya ayaa arintaan lagu muujiyay.
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska wasaarada warfaafinta oo nuqul ka mid ah uu soo gaaray xafiiska wararka RBC ee Muqdisho ayaa waxa uu u qornaa sida tan.Sıı Akhrı

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...