Tuesday 27 July 2010

Sheikh Maxamed Siciid Atam oo maanta lagu soo xirey aalada Paltalk oo isla markaana ka Hadley dagaalkii maanta.

GALGALA: Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa maanta waxaa uu ka Hadley dagaalkii maanta ka dhacay isagoo la weydiiyey Su’aalo badan oo ay ka midyihiin dagaalkii wuxuu ku saabsanaa maanta, nin ceynkee ah weeye Atam? Mab’da ahaan muxuu aaminsanyahay?
Sheekh Maxamed Siciid ayaa sheegey in ay dadka deegaanka maanta dagaalameen oo ay dagaalka aad u taageereen. Sheekha ayaa sheegey in ay doonayaan in ay diinta ku dhaqaan mandaqada ay ku noolyihiin.
Hoos ka dhagayso
Download

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...