Friday 21 May 2010

Puntland oo War Ka Soo Saartay Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Buuhoodle



Garowe (RBC Radio) Wasiirka amniga Puntland ayaa caawa sheegay in dowlada Puntland ay ka xun tahay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Buuhoodle ee dhexmarey dadka degaanka iyo ciidamada Ethiopia.
Yuusf Axmed Khayr oo caawa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay Buuhoodle ayaa sheegay inuu ku baaqayo in dagaalka la joojiyo dowlada Ethiopiana ay xakameyso ciidankeeda.
“Waxaan ka codsaneynaa dowlada Ethiopian ina ciidankeeda xakameyso oo ay wax ka qabato arimaha ka taagan degaankaasi, Anagoo aad uga xun waxaan laanahay hala wada hadlo, shacbiga reer Buuhoodlena  dagaalka ha joojiyeen”, ayuu yiri Gen Yuusuf Axmed Khayr.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...