Sunday 23 May 2010

Calooshood u Shaqeystayaal Germany u Dhashay oo Loo Soo Kireeyey inay Muqdisho Ka Dagaalamaan (Xog Qarsoodi ah)

Berlin (RBC Radio) Telefishanka dowlada Gerrmany NDR ayaa shaaca ka qaaday warbixin qarsoodi ah oo ku saabsan heshiis dhexmarey ganacsade Soomaali ah iyo shirkad dhinaca amaanka qaabilsan oo laga leeyahay dalka Gemany.
Warbixinta uu siidaayey telefishanka Germany ayaa ka soo xigatey saraakil Germany in nin lagu magacaabo C/NUUR AXMED DARMAAN oo mar madaxweynnino sheegtay markii ugu horeysey uu heshiis la galay shirkad ka shaqeysa dhinaca amaanka oo laga leeyahay Germany taasi oo lagu magacaabo ‘Asgaard German Security Group’. Sii Akhri
.  

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...