Wednesday 5 May 2010

Ahlu Suna Wal Jamaaca oo Ku Dhawaaqay in Heshiiskii ay La Galeen DKMG uu Burburay

Radio RBC Muqdisho.Shirjaraaid oo uu goordhow ku qabtay magaalada Dh/Mareeb ee xarunta Gobolka G/gaduud Gudoomiyaha AHlu suna Macalin maxamuud xasan ayuu arintaan kaga dhawaajiyay.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay kabaxeen dhankooda hishiiskaas asagoona sheegay in uu ka soconwaayay hishiiska dhanka dowlada
Macalin maxamuud xasan ayaa ku eedeeyay Dowlada in ay kabaxday qodobo kamid ah qodobadii lagu soo saxiixay magaalada Adis.
Macalin maxamuud faahfaahin dheeraad  ah kama uu san bixin arimahaan hasayeeshee waxa ay ku soo aadaysaa xili dhowaan shirjaraa.id ay siwada jir ah uguqabteen magaalada muqdisho Raysal wasaaraha Somaaliya Cumar C/Rashiid iyo gudoomiyaha Gudiga Fulinta ee culumo udiinka Ahlusuna SH maxame Yuusuf xeefow ay ku sheegeen in hishiiska uu marayo meel wanaagsan..

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...