Monday 5 April 2010

Xisbul Islaam oo wata dagaalyahanadii Jabhadda Somaligalbeed oo Duulaan ku ah Dhuusamareeb

Muqdisho (RBC Radio):-dhaq dhaqaaqa hubaysan ee Al Shabaab iyo Garab katirsan Ururka Xisbul Islaam ayaa la sheegay in ay duulaan ku yihiin magaalooyinka gobalka G/gaduud ay ka maamulaan Ururka Ahlusuna.


Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in ciidamo isku dhaf ah oo kala taabacsan Xisbul Islaam iyo Al Shabaab ay sedax jiho uga wajahanyihiin Guriceel iyo dhuusamareeb oo kal hore awood loogasoo saaray Al Shabaab.

Ciidamada Xisbul Islaam ayaa la sheegay in ay carcar qabaan oo ay dagaal u caaboonyihiin, wararka ayaa intaas raacinaya in Xisbul Islaam ay ciidan ahaan u qaateen boqolaal dagaalyahan oo kasoo gadooday Jabhadda Somaligalbeed ee dowldda Itoobiya kula dagaalanta dhulka Islaamulka Somalida ee lagumaysto.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...