Tuesday 27 April 2010

Xassan Daahir Aways oo ku Eedeeyay Axmed Madoobe in uu Heshiis Lagalay Dowladda Soomaliya


Radio RBC Muqdisho: Shir Saxaafadeed uu Maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Ururka Xisbul-islaam ayaa waxa uu Sheegay in Sargaalka Axmed Madoobe uu la Heshiiyay Dowladda kumeel Gaarka Soomaaliya Xassan Daahir Aways ayaa Eed u jeediyay Axmed Madoobe Heshiishka uu la galay Dowladda Soomaliya waxa uuna Sheegay in Heshiiskaasi uu yahay mid lagu soo Weerari rabo Gobolada Jubooyin.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...