Sunday 25 April 2010

Maleeshiyaadka Shabaab oo 30-KM u Jira Xarardheere Iyo Dadka Degaanka Walaac Ka Muujiyey

Gaalkacyo (RBC)  Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al Shabaab oo ku hubeysan in ka badan 15 gaadiidka dagaalka ayaa saaka gaarey meel qiyaastii degmada Xarardheere u jirta 30-km iyagoo ka soo kicitimay degmada Ceeldheer  iyo degaano kale oo ay dhowaan qabsadeen.
Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Shabaab ay xaley soo gaareen duleedka Xarardheere iyadoo si weyn looga cabsi qabo inay saacadaha soo socda ay la wareegaan.  Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...