Sunday 25 April 2010

DOOD FURAN: Fu’aad Shongole oo Gaaleysiiyey Masuuliyiinta BBC, VOA & Siyaasiga Axmed C/salaam

Fatwo uu soo saaray Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf (Fu’aad Shongole) kana jeediyey masjiid ku yaalla suuqa Bakaaraha maalintii Jimcaha ayuu ku sheegay in raga kala ah Yuusuf Garaad Cumar Axmed (tifaftiraha laanta Soomaaliga BBC), C/raxmaan Yabarow (tifaftiraha VOA qeybta Soomaaliga), siyaasiga Axmed C/salaam iyo Sheekh Maxamud Yuusuf Xeefow oo ah gudoomiyaha guud ee ururka Ahlu Sunna Wal Jameeca ay yihiin rag diinta ka baxay, sida uu hadalka u dhigay.

Muqdisho (RBC) Wadaadka kooxda Shabaab ugu qaabilsan dhinaca wacyigelinta Fu’aad Shongole ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay liis cusub oo ay ku jiraan maasuuliyiinta warbaahinta caalamiga kuwaasi oo uu ku tilmaamay inay yihiin gaalo diinta ka baxday dilkooduna banana yahay.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...