Sunday 25 April 2010

Dawlada Shiinaha (China) oo qorsheyneysa inay Albaabada u laabto safaarada Soomaaliya ee dalka China.(Fadeexado waaweyn oo lagu helay safiir Maxamed Cawil)

Warar maalmihii ugu dambeeyey isa soo tarayay ayaa tibaaxaya in dowladda China oo ka mid ah dowladdaha ugu waaweyn caalamka isla markaana xiriir wanaagsan la leh Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya ay qorsheyneyso inay albaabada u laabto safaaradda Soomaalida ee dalkaasi kadib markii fadeexado ay hareeyeen ninka sita magaca safiirka Soomaalida oo lagu magacaabo Maxamed Cawil.
Arrintan ayaa ka dhalatay kadib markii safiir Maxamed Cawil lagu helay inuu xiriir la leeyahay kooxo Maafiya ah oo dalkaasi Shiinaha caan ka ah kuna caanbaxay dembiyo ay kamid yihiin Dil, Dhac, Boob iyo ka ganacsiga Daroogada. SII AKHRI FADEEXADAN

1 comment:

Anonymous said...

waxaan rabno miyaan isu sheegnaa cawaale waxaad qortey oo aad u gudbisey sxbadaa miyaad noo sheegeysaa anigaa xamar joogna markaad emailka soo direysey oo aad rabto nin laguu dhaafo qunsulka china waan ku fahaney ader hanala soo xiriirin mar danbe

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...