Wednesday 28 April 2010

Burcad Badeed Diiday Madaxfurasho $ 3.5 Milyan iyo Markabkii Libya oo La Sheegay inuu Hub u Sido Xuuthiyiinta Yemen (Warbixin Khaas ah)



Hobyo (RBC) Ilo wareed muhim ah oo RBC Radio siiyey xogwaran gaar ah ayaa shaaca ka qaaday in koox burcad badeed ah oo heysata markab laga leeyahay dalka Libya oo ku socday dalka Yemen ay diideen lacag madax furasho ah oo gaareysa $ 3.5 milyan. Yaboohaasi lacageed ee ay diideen burcad badeeda oo ku sugan degmada Hobyo ayaa ka dambeeyey ka dib markii wada hadal dheer uu dhex marey raga hogaanka u haya kooxda burcad badeeda ah ee heysata markabka iyo saraakiil sare oo ka tirsan Xuthiyiinta Yemen. Waxaana wada hadalkaasi uu socday dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay.

Ilo wareedyadan ayaa u sheegay RBC in lacagtaasi ay u yabooheen saraakiil sare oo ka tirsan kooxda Xuthiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen kuwaasi oo sida la aaminsan yahay uu markabkan u sido shixnad hub ah oo markabka saaran.
SII AKHRI 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...