Sunday 28 March 2010

Top: Amaanka Galkacyo oo aad loo adkeeyay iyo doorashada Xoogaga Ahlu-Sunah ee Badbaadada Qaranka

Ciidamo lixaadleh ayaa la dhigay wadooyinka Koofurta Magaaladda Galkacyo ilaa Gelinsoor,waxayna dadka ku waabariisteen gaadiidka dagaalka oo meel walba ka soo jeeda.
Warar hoose ayaa sheegaya in Galkacyo looga dhawaaqaa Ururka Xoogaga Ahlu-Sunah ee Badbaadada Qaranka Somalia.
Culumaa'udiinka waaweyn ee Ahlusuna ayaa sedexdii habeen ee la soo dhaafay ku soo qulqulayay Magaaladda Galkacyo kadib markii ay caroodeen heshiiskii Ergo uu horkacayay Sheekh Maxamud Xeefoow ay la saxiixdeen Dowladda labada Shariif,iyagoo metelayay magaca Ahlusuna Wal Jameeca.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...