Wednesday 17 March 2010

Raadraaca Wararka: Beelaha G/gaduud oo Qoorta iskula Jira

Khilaaf aad u xoogan ayaa soo kala dhaxgalay beelaha ku dhaqan Gobalka G/gaduud bartamaha dalka Soomaaliya oo sanad ka hor ku guulaystay in ay deegaanadooda xoog uga saaraan dhaq dhaqaaqa Al Shabaab oo maamulo qeybo ka mid ah Koonfurta dalka Soomaaliya. Kadib markii ay soo bexeen wararka sheegaya in Dowlada Federaalka KMG Soomaaliya ay Jagooyin uga ogashahay Ahlu suna ee maamusho degmooyin ka tirsan gobalka G/gaduud waxaa bilaawday guux hoose oo ay  samaynayaan beelaha dega gobalka

Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...