Wednesday 17 March 2010

Muqdisho:Odayaasha Gobolka Banaadir oo Xasan Daahir kala hadlay Ladagaalanka Alshabaab..(Xog hoose).

Muqdisho(Allpuntland)-Maalmihii lasoo dhaafay waxaa isasoo tarayey kulamada ka socda Xarunta Xisbul Islaam ee Gobolka Banaadir oo ku taala Ceelasha Biyaha kulamadan oo looga hadlayeyXaaladihii ugu danbeeyey ee Dalka Soomaaliya,gaar ahaan Dagaalo dhexmaray Alshabaab iyo Xisbul Islaam,waxaana kulamadaas looga hadlayey sidii Xaaladahaas loo qaboo jin lahaa.

Warar hoose oo laga helayo Ceelasha Biyaha ayaa sheegaya in kulamadaas sidoo kale looga hadlayey Dagaalo ka dhan ah Alshabaab,waxaana kulamadaas qaarkamid ah ka qeyb galay Odayaasha Gobolka Banaadir oo maalmihii ugu danbeeyey dhaliilsanaa joojinta Alshabaab ee gargaarkii lasiin jiray Gobolada Koonfurta Dalka Soomaaliya,waxayna odayaasha Gobolka Banaadir Aaminsan yihiin inay tahay Cunaqabatayn lagu soo rogay hal beel ah oo kamid ah kuwa Daga Koonfurta Dalka Soomaaliya. Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...