Monday 22 March 2010

Muqdisho: Madaxda dawladda KMG ah oo isku maan dhaafsan xilalka la siinayo Kooxda Ahlu Suna....WARBIXIN...

Muqdisho(AllPuntland)- Madaxda dawladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa isku khilaafsan hirgalinta qodobadii lugu saxiixay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ee ay galeen dawladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Kooxda Ahlu Suna oo gacanta ku haysa qeybo ka mid ah gobalka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Saraakiisha aadka ugu dhaw Madaxweynaha KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegaya in uu Madaxweyne Shariif soo jediyey qodobo kala gedisan oo ku wajahan xaaladaha heshiiska, oo uu kaga codsaday xubnaha xukuumada in ay meelmariyaan wasiirada lasiinayo Ahlu Suna.sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...