Saturday 20 March 2010

Hub Loogu Magac Daray Madaxweyne Shariif oo lageeyay Magaalooyinka Maamul Gobaleedka Puntland iyo degmada Xarardheere (Warbixin).

Hubkii ay Dowladda Mareykanka ugu deeqday dowladda Federaalak KMG Somalia ayaa la xaqiijiyay in uu gacanta u galay xoogaga Islaamiyiinta iyo Burcad Badeed Somali ah oo ka howlgala meelo aa uga fog magaalada Muqdisho.
Warbixin lasoo saaray ayaa xaqiijisa in Hub isugu jiro rasaas iyo qoryo sanadii lasoo dhaafay loogu deeqay dowlada Federaalka KMG Somalia uu gaaray gobalada Waqooyi Bari Somalia iyo Somaliland waxaana Hubkaasi lagu fuliyaa falal amaanka liddi ku ah Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...