Friday 12 March 2010

Dowlada Soomaaliya: Ma Waxay Difaaceysaa Dadka Dhibaateysan Mise Tuugada Gargaarka Leexsata???

London, (RBC Radio) Madaxweynaha ku meel gaarka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa beeniyey eedeymo ku soo baxay warbixintii ay soo saareen guddiga gaarka ee Qaramada Midoobay ugu xilsaaran la socodka cunaqabateynta hubka. Warbixintaasi oo lagu sheegay eedeymo ku saabsan xatooysa gargaarka cuntada ee Soomaaliya iyo musuqmaasuq ay ku keceen madax Soomaali ah.

Sheekh Shariif oo hadda booqasho ku maraya dalka Britain ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in warbixinta ay ka mid tahay warbixinadii horey looga soo saari jirey Soomaaliya kuwaasi oo uu sheegay inay yihiin been abuur.
SII Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...