Wednesday 24 March 2010

Baaq, Taageero iyo talo ku aaddan shirkii Nairobi ee gobolada Jubooyinka

Qurbajoogta waqooyiga Maraykanka, gaarahaan Minnesota ee Jubbooyinka Soomaaliya waxey si qoto dheer uga fiirsadeen arrimaha amaanka iyo xasiloonida dalka Soomaaliya iyo midda Gobolada Jubbooyinka gaar ahaan. Marka hore waxaan taageero weyn usoo jeedineynaa shirkii golaha guurtida ee Jubooyinka ay ku qabteen magaalada Nairobi, kaasoo ay ku ayideen in nabadda dalka Soomaaliyeed iyo sugidda amaanka gobolada.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...