Tuesday 16 March 2010

Aqri Qodobada heshiiska dowlada Somalia iyo ururka Ahlu sunna waljameeca ay ku midoobeen ee shalay lagu kala saxiixday magalada Addis ababa ee dalka Itoobiya

Xukumada Somalia iyo ururka ahlu suna waljameeca ayaa heshiis ku kala saxiixday shalay gelinkii dambe magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya, kaasoo ay ku midoobayaan labada dhinac waxaana heshiiskaasi u saxiixay Dhinaca dowlada federaalka Raisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Maaliyada Shariif Xasan Sheekh Aadan iyadoo dhinaca Ahlu Sunna uu u saxiixay gudoomiyaha maamulka gobolada dhexe ee Ahlu suna Shiikh Maxamud Shiikh Xasan (Xeyfoow)waxaana saxiixaha heshiiskan goob joog ka ah wakiilo ka kal socda ururka Midowga Afrika, Urur Goboleedka IGAD iyo Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxaana uu qornaa heshiiska labada dhinac sedan:-  Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...