Saturday 19 December 2009

Dadka lagu laayey Kaalkacayo

Gaalkacyo(Puntlandi.com) Dilalkii goos goosgooska ahaa ee ka dhacey gaalkacyo ayaa la xaqiijiyey iney ku lug lahaayeen weerarkii lagu qaadey masjidka alhuda ee gaalkacyo.weerarka masjidka ayaa waxaa ka dambeeyey nin kasoo jeeda gobolka Bay(Baydhabo) wuxuuna doonayey inuu dilo dad kasoo jeeda isla gobolkaas.
Hadaba waxaa jira sida aan xog ku helney ku dhow dadka la diley iyo kuwo kale oo baqsan oo iyana kasoo jeeda gobolada koonfureed in dadka wax ugaarsanaya ay yihiin dad laga soo direy magaalada Baydhabo,oo Al-shabaabka Baydhabo soo direen.
Nimankaan la soo direy iney dilaan dadka reer baydhabo iyo nawaaxigeeda ee ku sugan Puntland ayaa waxey tahey qorshe dhalinyarada Reer Bay loogu soo celinayo Goboladooda si ay ugu biiraan Al-shabaabka Bay.oo ciidan la´aan ka jirto waa sida naloo sheegayey.
Nin kasoo jeeda deegaanka Baydhabo oo noo waramey ayaa xaqiiqda noo sheegey.

Wali baaritaan dheeer baan ku jirnaa bal inaan soo ogaano xogta rasmiga ah. iyo wareysiyo hadii dadka noowaramey ay naga ogolaadaan.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...